caloolacaddee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor-marinayo samayn.