calooladkaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg calooladkow. ld calool-adkaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calooladkow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-kaaday, -kaatay)

Macnaha:

  1. Calool-adayg yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur