caloolbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolbax².

caloolbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
  2. Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.