caloolgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Bilawga uurka haweenka, uurgal. 2. ld caloolgelid.Uur gelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caloolgelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caloolgal². ld caloolgal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0