caloolgo'id

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolgo'.

caloolgo'

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-'ay, -'day)

Macnaha:

  1. Ka c.: qof, cid uu jeclaa aad u nicid..