calooljilcanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calooljilcan. ld calooljilcanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calooljilcan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof naxariis badan ahaansho. 2. Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calooljilcanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld calooljilcanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur