caloolmajiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Xanuun aad ah ee uurkujirtada oo ay ilbidhiqsiyo ama daqiiqado qabatinka u kala dhexeeyaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur