caloolqabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caloolqabasho.

caloolqabasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xanuun qabatin ah oo caloosha maroojiya; caloolxanuun. ld caloolqabad.