caloolsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cadaawad iyo neceyb la'aan. ld caloolsamaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolsamaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. caloolsan. ld caloolsami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur