caloolxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolxun. ld caloolxumaansho, caloolxumi, caloolxumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg caloolxumow. ld caloolxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caloolxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen cadaawad iyo ciilqab leh. ld caloolxumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur