caloolxumaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caloolxumee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caloolxumeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Macnaha:Cid caloolxumo badid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00