caloolyaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Qaybta wadnaha ee ka soo qaadda dhiigga dhegyarada ee u tuurta habdhiska halbowlayaasha.