calooshi-lacayaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (calooshood-lacayarro, m.dh) Qof maalintaas hantidiisu sida ay tahay u dhaqma oo aan mustaqbalka ka fikirin.