camaajiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo ay yeeshaan lo'da iyo riyaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur