camaaryaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc ka mid ah abeesooyinka waaweyn. 2. Wax tiradoodu aad u badantahay; camaarrey.

camaarrey

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Tiro aad u badan oo dad, xoolo iwm ah.