camalfalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg camalfal². ld camafal¹.

camalfal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld camalfalid.
  2. 1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.