camalxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg camalxun. ld camalxumaansho, camalxumi, camalxumo.

camalxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Qof aan dabeecad wanaagsanayn ahaansho.

camalxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld camalxumaan.

camalxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dabeecad aan wanaagsanayn oo qof yeesho. ld camalxumaan.

camalxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld camalxumaan.