cambaaroobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cambaarow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cambaarow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur