cambo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cambe.

cambe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed weyn, dhulka kuleylaha ka baxa oo leh caleemo dhuudhuuban iyo miro macaan dhexda laf weyn ku leh. ld cambo.