camcamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhul ku rafin aan waxyeello weyn lahayn ee nafley lagu sameeyo. 2. Waqti in door ah; cabbaar. 3. ld camcamin.

cabbaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Meerisyo kuul yaryar ah, hab quruxsan la isugu tolo, rucubyo leh oo haweenka qoorta ku xirtaan. 2. Midab baraashirix ah oo lo'da iyo riyuhu yeeshaan. 3. (w) Qaab qurux badan oo dadka cayillan ama hablaha surkoodu yeesho. ld cabbaad.
  2. 1. Waqti aan badnayn ama aan fogayn. 2. Masaafo aan dheerayn.
  3. Masaafada rati rarani ku daalo.
  4. Rati raran daalid.

camcamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg camcami. ld camcamis, camcamo (3).