cammiraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld cammirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cammiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cammir. ld cammiraad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0