canaanasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg canaano. ld canaanad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

canaano

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. Cid canaan u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

canaanad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld canaanasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur