canaasiir

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. 1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg cunsur.

cunsur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (canaasiir/-rro, m.dh) Meesha wax asalkiisu ka soo unkamay.
  2. Dhibaato waxyeello weyn geysato.