cananyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cadanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cuncun oogada laga dareemo. ld cadayo¹, canaanyo, cananyo.