canbarshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld cambarshe.

cambarshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan. 2. Uunsi cambar lagu daray. 3. Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.