candhakarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg candhakar².

candhakar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
  2. Candho xoolaad aad u dararid.