candhasaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg candhasaaban. ld candhasaabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

candhasaaban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax la candhasaabay ahaansho (ari).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

candhasaabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld candhasaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur