candhokarsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg candhokarsan. ld candhokarsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

candhokarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Candho xoolaad wax aad u dararsan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

candhokarsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld candhokar-sanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur