canshuuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg canshuur². ld cashuurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
canshuurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur¹.1. Hanti canshuur ka bixin. 2. Cid canaadid. ld cashuur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cashuuridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld canshuurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00