canshuurnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg canshuuran. ld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

canshuuran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

canshuurnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld canshuurnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cashuurnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld canshuurnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cashuurnaansho