canshuurqaade

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.