cantoobo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo buuxisa. ld cantoob, xantoobo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cantoob

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cantoobo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xantoobo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.