caqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nikaax. ld caqdi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nikaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya.
  2. Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caqdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur