caqdad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-daad, m.l)

Macnaha:

  1. Duub maro ah oo afartan yaardi ah oo midab leh. ld caqdaad.

caqdaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. eeg caqdad. ld caqdad.