caqliyari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nacasnimo.

Lamidka: Nacasnimo

nacasnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nacas ahaansho. ld nacastooyo.