caraacirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld caraacar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caraacarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meelaha qabatinka leh. 2. Qodaxda geed-qodxeed yar. ld caraacir, caraancar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00