caraancar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caraacar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caraacar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meelaha qabatinka leh. 2. Qodaxda geed-qodxeed yar. ld caraacir, caraancar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur