shiikhQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-khyo, m.dh)Macnaha:1. Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim. 2. Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.