carafudud

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-daa, -dayd)

Macnaha:

  1. Qof dhaqso u xanaaqa ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur