carashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caro². ld carad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.Caro gelid; xanaaqid; camashood.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
caradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof aad u gaboobay. 2. ld carasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0