caratirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caratir².

caratir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).
  2. Cid caro ka bi'in.