carbar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkiisa iyo hilibkiisa biyo kala dhex gelaan.
- Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

