carbuunan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-nnaa, -nnayd)

Macnaha:

  1. Wax carbuun laga bixiyey ahaansho (badeeco).