carcaraafsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg carcaraafsan. ld carcaraafsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
carcaraafsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax carcaraafey ahansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
carcaraafsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld carcaraafsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00