carceeroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto. 2. Kaalmo; gargaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaalmoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gargaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar.U g.: cid taakulayn. ld gergaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ciiraciiroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld carceero.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0