cardaaduqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-qo, m.l)Macnaha:Burbur. ld cardaaduqe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
burburQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo. 2. Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur¹ (2).Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur² (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cardaaduqeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cardaaduq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0