cargaagtan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cargaagtamid.
  2. 1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cargaagtamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cargaagtan². ld cargaagtan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur