cariish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shyo/carshaan, m.dh)

Macnaha:

  1. Hooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi leeyihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur