carmalQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.
garoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bbo, m.dh)Macnaha:Haweeney la furay ama ninkeedu dhinta.