carmaliQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:C. ah: haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
garoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bbo, m.dh)Macnaha:Haweeney la furay ama ninkeedu dhinta.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00